ALERTS:
Search:
Ogeysiis

​​​

Wargalin:

​"Fadlan, aad ama kuji khadka dhanka midig ee degalkaan (web-kaan) ku yaalla si aad u heshid wixii macluumaad ah oo la turjumey."

 
Ku: Waalidiinta qaaliga ah,

Waxa aan jecelnahay in aan iskiinbarnno Hormoode-yaasha Dhaqammada iyo Luuqadaha ee u shaqeeya Dugsiyada Degmada Cherry Creek, kuwaas oo ka qaata kaalin firfircoon caawinta shaqaalha, waalidiinta, iyo ardeyda oo diyaar kuu ah waqtiga uu furanyahay iskuulka jadwalkiisu.

Waajibaadkooda waxaa ka mid ah:

  • Turjumidda shirarka iskuulka ama degmada
  • In ay ku baraan macalimiinta iyo iskuulka ilmahaaga
  • ​In ay kaa caawiyaan jawaabaha helidda ku saabsan nidaamyada iskuulka ama degmada, habka tacliinta, dhaqanka, & waxa iskuulku kaa doonayo.
  • Xiriirinta arrimahaaga ama baahidaada ee ku socota iskuulka
  • Isku dubbaridka kulanka waalidka iyo macalimiinta ee ku saabsan ardeyga habdhaqankiisa, soo-xaadiristiisa, waxbarashada khaaska ah, tacliinta-guud iyo wixii kale ee su'aalo ah.

     

    Fadlan halkaan hoose kala soo xiriir Hormoode-yaasha Dhaqammada & Afafka:

     

    Milagro "Miracle" Nuanes (Af-Isbaanish) – 720-554-5658

    Lily Lizarraga Ruelas (Af-Isbayn) – 720-554-5656

    Leonor Hernandez-Prian (Af-Isbaanish) – 720-554-5654

    Keltoum "Kelly" Aqil (Af-Carabi/ Af-Fransiis) – 720-554-5651

    Andrea Han (Af-Shiineys) – 720-554-5653

    ​Omar Nur​ (Af-Soomaali) (720)554-5650

    Leah Lee (Af-Kuuriyaan) – 720-554-5655

    Larisa Baca (Af-Ruush) – 720-554-5652

    Keno Nagasa (Af-Xabashi/Af-Oromo) – 720-554-5657

    Ngoc Dung "Linna" Thanh (Af-fiyatnaamiis) – 720-554-5659

     

    Mahadsanidiin,

    Xaafiiska Hanashada Af-Ingriiska (ELA)

    Dugsiyada Cherry Creek
Copyright © Cherry Creek School District #5, 4700 S. Yosemite Street, Greenwood Village, CO 80111 | 303-773-1184
Cherry Creek School District No. 5 does not discriminate on the basis of race, color, national origin, sex, age or disability in admission to its programs, services or activities, in access to them, in treatment of individuals, or in any aspect of their operations. The lack of English language skills shall not be a barrier to admission or participation in the district’s activities and programs. The Cherry Creek School District No. 5 also does not discriminate in its hiring or employment practices. This notice is provided as required by Title VI of the Civil Rights Act of 1964, Section 504 of the Rehabilitation Act of 1973, Title IX of the Education Amendments of 1972, the Age Discrimination Act of 1975, and the Americans with Disabilities Act of 1990. Questions, complaints, or requests for additional information regarding these laws may be forwarded to the designated compliance officer: District Compliance Officer or directly to the U.S. Department of Education, Office for Civil Rights, Region VIII, Federal Office Building 1244 North Speer Blvd., Suite #310, Denver, CO 80204.

You are now leaving the Cherry Creek School District (CCSD) portal. Please note that CCSD does not control nor can it guarantee the accuracy, relevance, timeliness, completeness, or appropriateness of any content contained on web sites and/or pages outside of the official CCSD portal. The information or opinions contained on these web sites and/or pages do not necessarily represent the views of the CCSD.

With access to the internet comes the availability of material that may not be of educational value or appropriate for students. While at school, CCSD has taken precautions to restrict access to inappropriate or harmful web sites. However, on the internet it is impossible to control all materials and limit all access to information that has no educational value. CCSD firmly believes that the valuable information and the interaction available on the internet far outweigh the possibility that users may procure material that is not consistent with the educational goals of CCSD.