Search:
Soo Dhawoow
​​ 

Qorshahayaga

Xaafiiska Baaraandegidda iyo Qiimeyntu waa unug taakuleyn ah; hawshayadu waxa ay tatahy adeeg ka yimaada saamileyda kala gadisan ee ah dadka taladu ka go'do ee Dugsiyada Cherry Creek. Waxa aannu soo gudbinnaa xog-tibxeed (Data) leh tayo, hawl-falkin (Process), iyo qalab lagama maarmaan ah, si loo wargaliyo ardeyda, dugsiyada, iyo barnaamijyada. Waxa aannu soo bandignaa dhaqan baaraandeg iyo isticmaal xog-tibxeed leh kaas oo waafaqaad iyo hawlkarnimo leh, taas oo loo arkayo xog-tibxeedku in uu uyahay gundhig horumarka joogtoda ah.

Waxa aan Sameyno waa

  1. Isduwga iyo maareynta baaraandagga waajibka ah ee Gobolka iyo Degmada, iyo xog-tibxeedka baaraandegga, si leh sharaf iyo kalsoni.
  2. Fidinta warbixinta gabi ahaaneed, galaan-galka xog-tibxeed, iyo howl ahaaneed taas oo caawineysa isticmaalayaasha marka ay wax qorsheynayaan, wax u kuurgalayaan, oo  ay qiimeynayaan shaqada ardeyga.
  3. Saameynta fahanka guud ee Degmada, Gobolka, iyo la xisaabtanka waajibaadyada dowladda federaalka ah.
  4. Ka tusaale-qaadashada hanaanka ugu wacan  ee tayada ay leedahay xog-tibxeed, falanqeyn, warbixin, iyo isweydiin gog-tibxeed-ahaaneed.
  5. Caawinta Abuuridda iyo Qiimeynta hadafyada (yoolasha) Degmada iyo Dugsiyada, iyo ujeedooyinka laga leeyahay eddegyada barnaamijyada waxbarasho iyo ficilladoodaba.​
Copyright © Cherry Creek School District #5, 4700 S. Yosemite Street, Greenwood Village, CO 80111 | 303-773-1184
Cherry Creek School District No. 5 does not discriminate on the basis of race, color, national origin, sex, age or disability in admission to its programs, services or activities, in access to them, in treatment of individuals, or in any aspect of their operations. The lack of English language skills shall not be a barrier to admission or participation in the district’s activities and programs. The Cherry Creek School District No. 5 also does not discriminate in its hiring or employment practices. This notice is provided as required by Title VI of the Civil Rights Act of 1964, Section 504 of the Rehabilitation Act of 1973, Title IX of the Education Amendments of 1972, the Age Discrimination Act of 1975, and the Americans with Disabilities Act of 1990. Questions, complaints, or requests for additional information regarding these laws may be forwarded to the designated compliance officer: District Compliance Officer or directly to the U.S. Department of Education, Office for Civil Rights, Region VIII, Federal Office Building 1244 North Speer Blvd., Suite #310, Denver, CO 80204.

You are now leaving the Cherry Creek School District (CCSD) portal. Please note that CCSD does not control nor can it guarantee the accuracy, relevance, timeliness, completeness, or appropriateness of any content contained on web sites and/or pages outside of the official CCSD portal. The information or opinions contained on these web sites and/or pages do not necessarily represent the views of the CCSD.

With access to the internet comes the availability of material that may not be of educational value or appropriate for students. While at school, CCSD has taken precautions to restrict access to inappropriate or harmful web sites. However, on the internet it is impossible to control all materials and limit all access to information that has no educational value. CCSD firmly believes that the valuable information and the interaction available on the internet far outweigh the possibility that users may procure material that is not consistent with the educational goals of CCSD.