• Iskoolada Cherry Creek, waxaa naga go'an inaan ka hortagno arinta cadaalad darada ee jinsi si deg deg ah iyo wada hadalana aan la sameyno bulshadeena. Habeenimadii Isniinta, Gudiga waxbarashadu waxay u codeeyeen inay dhisaan gudi hawleed dib u eega oo qiimeeya doorka Saraakiisha hawlaha iskoolka (SROs).

     

    Qaraarka yaa sheegaya in gudiga ay ka go'an tahay “hubinta in dhamaan ardayda degmada ay ula dhaqmaan si isku mid ah shaqaalaha degmada iyo haya’da sharciga, oo ay ku jiraan SROs oo loo xilsaaray inay ka shaqeeyaan iskoolada degmada, iyo in la qaado tilaabooyin lagu baabi'inayo cadaalad darrada midab-takoorka ee ka jirta dugsiyada degmada.”

     

    halkan riix si aad u akhriso goaamada oo dhan

     

     

Last Modified on June 30, 2020